Season 6~EP07: magaca Alle ( AL FATTAX ) اسم الله الفتَّاح
ALBAAQIYAT - Een podcast door albaaqiyat
Categorieën:
Manta waxaynu soo qaadanayna magac Alle( alfataax ) Albabada khayrka oo uu Allah inoo fura waxay ina dhaxal siinaynsaa inaynu aduunka wanaag fara badan ku helno aakhirna janno ku kasbano . Ilasoo dhagaysta casharka si aan magaca qiimaha leh iskula soo barano Amal abdillahi badde .