# 63: Siduu noo ahaa sanadkii tagay, sideena ugu diyaargaroownay sanadkan bilowday?
Ladnaan Podcast - Een podcast door Fatumo & Sagal

Categorieën:
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Dhamaan dhageystayaasheena waan idin salaameynaa. Ilaaheyna waxaan ka baryeynaa inuu nooga dhigo sanad wanaagsan. Xalaqadaan waxaan ka hadleynaa siduu noo ahaa sanadkii tagat 2024. Waxaan kaloo ka hadleynaa sida aan ugu diyaar garoownay sanadkan bilowday 2025. Su'aalaha aan isweydiinday iyo kuwa maalmeed aad isticmaali kartaan waan idinla wadaageynaa. Nagala soo xiriira emailkeena: [email protected] Heesta horudhaca iyo dhamaa...