EPO5 Xasuusin iyo xasilooni| Qaladaadka aynu galno iyo kuwa laynaga galo!
Ogaalka Ruuxda | Nazreen zallah - Een podcast door Nazreen Zallah
Categorieën:
Xasuusinta maanta.Qalad hadii aad gasho qoomamo haysku dilin.Qalad hadii lagaa galana qoomamo haysku dilin. Waxka baro, waxka korodhso, doorana in aad hore uga socoto cafisna dalbato, ama aad adigu cafido.💚